VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta yartan jaaha qurxoon - Lyrics

yartan jaaha qurxoon waan u jeelanahoo sida jawharadiibay nafta soo jiidataa dhexda jalaqsaniyo jaantuskeeda markaan aan jaleecoo qalbigu i jiroonahayaa timo jooga sintiyo qoorta jiidanee dheer qosolkay ka jac siisay jamad layga raac jeexa wayn ee shaxdiyo janadii iyo marqaan jarati iyo afdheer jarkaan kaa raadiyaa jahwareeray dartaaye jabayoo ku jantayee ii jawaab mar qudho jihaday ka dayaac kaama joogi karayee jidhkaa kuu oomanee jeexaygiyeey xagee kugu joojinayeen
Queue is empty
-- / --