VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alow - Lyrics

anoo casar soo baxoo wadadan caska soo mariyo dumarku wada ciidayoo ayuu calan ii lulooo aniga caashaqu ii cawee maxaan calansaadayoo maxaan cawo seean waayay drteed la ii cadaadiyaa maxaan curadaan jeclaa intay ciirciirsadaan maxaa cudud laygu faanoo naftii aan l acabsadoo alloow calaf iiga yeel casiisoow kuu cuskadaye cadaawaha la ii qabiyo culayskana iga yareey anoo caafimaad qaboo nolol caadiya ku jira cidna aan godob ka galin ayaa colooyawga baaas aniga canaan layga dhigay maxaan caday kuu luxooo maxaan cuud kuu shidoo awgaa lay cuno qabtee maxaan cadkii aan laahaa nasiibkaygii celiyay maxaan caadalad dariyo aniga caasi layga dhigay alloow calaf iiga yeel casiisoow kuu cuskadaye cadaawaha la ii qabiyo culayskana iga yareey
Queue is empty
-- / --