VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadaado - Lyrics

banaanadii cadaadiyo cosobkii hobyoodaa dayaxoo cadaanoo cadced subax la mooda a yaa kula caweeyoo ceesh kula wadaagoo cishigii markay tahay ciyaarada la tumataa cabaadhyada jidhkaagiyo cambuurada naasaha hadii aad igu caawin lahay shamisey ciil wuu i dayn lahaa caykaagan oo kale caadil maba abuureen hadaan kuu cuskado meher shamsa kuma canaanteen cuqdi kuguma beeren ciil kuguma dhaliyeen cay kuuma curiyeen ceeb kuuma quudheen walee kuma canaadeen bacaadkii camaariyo cir onkaday hilaacii daruuruhu cartamayaan cadceed dahab la moodaay yaa calaf ka yeeshaa hanad aad u curataa casarkii markay tahay cuud aad u shidataa midabkaaga cawlka ah ciradkaaga culaygaa bushimaha casaanka shamso dhunkashada ku caawiya hadaan kuu cuskado meher shamsa kuma canaanteen cuqdi kuguma beeren ciil kuguma dhaliyeen cay kuuma curiyeen ceeb kuuma quudheen walee kuma canaadeen
Queue is empty
-- / --