VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqooy - Lyrics

hadaad samahayga diiday hadaad xumo ila doontay hadaan u duloobay awgaa oo aanad ii diir naxayn daacadbaan ahaayoo adaa iga danaystoo dookhayga diidee dulmiyay nafteydee rabi daaim weeyee xaqa daah ma saaree samir iyo dulqaadbaan ku dadaalayaayoo allaan deeq ka sugayaa deeqooy ogsoonoow hadaan dibindaabyadaadii hadaan udul qaadan waayo hadaan kugusoo dareemin ayaan dib kaaga soo dagee doqonbaan dibaaxanoo waan kugu daalee maxaan kaa duljoogaa i dar yeeli waydee by masuul.com
Queue is empty
-- / --