VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nagma - Lyrics

naf jacayl hayaa ma hargashoo hurdo way nacdaa ma hiigsatee naxlibaa heloo naa naabiye nasrigeena dhawr haba nuurtee nidarbaan galoo adaa nagmaay ku naawilayoo kugu nastee naftaydiiyeey kugu nastee nuur caasahqii neecaw da daa nasab khayr qabaa nacabkeena diid naf jacayl hayoo nuglaaday darta nasan waydayoo ku naadin baa niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan adigaa u nimcee naxariista sii nuurkeygiye naf jacayl hayaa i hawlaysoo noloshaydiiba halis gashoo niyadeediibaad heehaabisee ha nimcaysatoo naq ha u da o haba naax dee
Queue is empty
-- / --