VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

gayaankayga oo idil inantii aan kaligeed aan ka caashaqe anii i deeqdaay igu dheer waxaa tahay farxiyyaay tahay aroos inaan yagleelnoo ubad aan wadaagno arkoo uurkaa ku tabayee sida man iyo ubaxeey ilayska dayaxiyo nuur ii baxaayoo araga deeqaay igu dheer waxaa tahay farxiyaay tahay aroos inaan yagleelno ubad aan wadaagnaa arkoo uurkaa ka tabaye
Queue is empty
-- / --