calafiyo nasiibiyo
cawo la isku dhaafee
dawo caafimaadiyo
caashaqaygii taam noqoy
naftu canab la moodii
dmar iga cajabisiyo
tay cugatay mooyee
caloolyoow ma seexdee
caadilaw allahayoow
adaan kuu cuskanayaa
halka layga ciilee
mar uun ii cad goo
caawimaad isii

cise waxaad i leedahay
o calool samaataa
markaad ciidada hooyiyo
carigaaga joogtee
naftu cabasa mooyee
farxad kuma cawaysee
tay cugatay mooyee
caloolyaw ma seexdee
caadilaw allahayoow
adaan kuu cuskanayaa
halka layga ciilee
mar uun ii cad goo
caawimaad isii

Exit mobile version