VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cunaabi - Lyrics

cimrigay intaan jiray amba cayn haweenkaa canabeey adoo kale walee carada kuma arag sida canabka beeraha cambo soo gudaataad nafta aad cajabisoo kuu cuntamaysee caloolyawga iga daa calafkaygii noqotee aan caleemo saarnee soo xidho cunaabiga aan wada cawaynee cirkoo onkkaday iyo soo curiyay roobiyo cadar soo iftiima duni iila cayn tee adaan kaa calmadaye e caafimaadkii nolosheey jacayl waa curdoneey caashaqa ma isku keen galay caloolyawga iga daa calafkaygii noqotee aan caleemo saarnee soo xidho cunaabiga aan wada cawaynee
Queue is empty
-- / --