VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hobeeya - Lyrics

hobeey hobeey heelooy hoobeey hobeey hogol curatayoo haleeshay burciyo nugaal hawdkiina loo wada hayaamay qalbiga u haleeshayeey uma bukin hadallka inantee hubaal waa idaan rabee hadmaan ka bogsooni caashaqa hobeey hobeey heelooy hobeey hoeey hoobaan bislaataay hanaan iyo qurux haweeneey haybadii asiiliyeedeey hubaal waan kaa helee waan ka helay hadalka inantee hubaal waa midaan rabee hadmaan ka bogsooni caashaqa hoobeey hoobeey heelooy hobeey hobeey canbayahaw bislaatay waxaan ahay hidaha fiican nimay hooyadiisu ku hanuuniso kugu hanwayn waan ka helay hadalka inantee hubaal waa midaan rabee hadmaan ka bogsooni caashaqa
Queue is empty
-- / --