VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka bul dheh - Lyrics

hiigsigii kalgacalkiyo hankaygii u lumin rabtee horaad iilug goysoo nasiibkaygan hodanka ma halaabine marwo hoodo badanoo sharaf lagu hagoogiyo mid ii hiilasaan helay ha ungoobinoo hana igu riyoonine horaan sama kaaga waayoo hawaawiga daayoo hawadiyo laydha raaco ha igu habsaaminee ka buldhe hadaad mooday dheel dheel habayd weeyi caashaqu hantaaq looma quudhe
Queue is empty
-- / --