gayaanba midaan xushaay jacayl aan xadhaf lahayn
xasili iga gudoon xanaane caashaqoo
markaan xaawalay dhamaan xogtoodii waraystaybaan
xurmooy adi kaa heloo xidigtii ideeqdayeey
waxaad tahay xuural cayn

xariirbaad tahay goba xigtaan nahay dujiga
hala al gaaf loo dhigiyo runtii xila ii qalmaad tahay

xiskaygu miduu tabee hablaha xiligiyo qarnigan
xalaasha u door bidaay xanaanee caashaqoo
xabiibti iga gudoon
mudaan xubi iyo jacayl xusuustaadii hurdada
xurmooy ladi waayayoo xidigtii i deeqdayeey
waxaad tahay xuural cayn

Exit mobile version