VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha igu deerin caashaqa - Lyrics

.. Barwaaqoo Dayxa iyo cadceedaba Daruurtii hareeso Buuraha dushoodiyo Dhulka meesha darida leh Dumarka iyo caruurtana Damaashaad sameeyaan Sidaa loo dalxiisaa kuu daawadaayoo Anigaad ideeqdee Dawadii naftaydaay ha'igu deerin caashaqa Dambarkiisa ila maal ? Doogyahay Barwaaqo Dad ninkii wax heestaa Sahankii dirsadayoo Hadba meesha dooga leh Ku soo eeg dunida Dooqooy ku raacoo Kaa doortay qeerka Danahayna weeye Adna ila dadaaloo Dawadii naftaydaa ha'igu deerin caashaqa Dambarkiisa ila maal
Queue is empty
-- / --