Heesta Suuban - Lyrics
Nafuu Jaceyl Saanyadoo seeran
Salasho oo hurdada seexan
Afka cunaha saarinoo sooman
Sababta aad leedahoo safan
Garab miyeen kaa sugan siisan
Sadriga maad galin lahayd suuban
Mise socaad oran lahayd saacan
Sahwi nafaad galisaoo suuxsan
Usaqantoo adiga kuu sooman
Dumarna kaa soocatoo seegan
Suntii jacayl leeftayoo saaqan
Garab miyeen kaa sugan siisan
Sadriga maad galin lahayd suuban
Mise socaad oran lahayd saacan