VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

bilaneey walaaleey baaridaan jeclaayey waxaan kuugu baaqayaa baladkii jigjiga iyo deegaankii balaadhnaa qurux loo wada bogay intuu ku bariistuu boga kuu fadhiistaa hadaan la isu baaqayn la isu beer naxaynin bismilahi waa diin balooy badh xijaaban kuma baydho caashaqu kuma baaqee garo adaan kuu ba'aayaa i garwaaqso gabadhyay boga iyo halbawlaha beerkiyo wadnahayga hoy bilaneey ku tabayee kuma baal maraayee caashaqa ha baylihin baashaada ila qabo dabadeed ka sii bood damiisna baal raac anigaa bariidada bayd wacan ku gaynoo daalka kaa bogsiine dabadeed badhaadhaha yarkii baaqa dheeraa heesaha baroorta baloolayda kuu tumay bal hilaacna soo baro
Queue is empty
-- / --