VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayo jacayl - Lyrics

dharaarba waxaad qabtaan ahay ruux dhadhamiyee ma ogtay dhibkaaguba anuu dhaawac igu yahay dhaayahaygiibaad tahoo kuma dhaafsan karo ruuxe inaad tahay qof igu dheer dhana yaanay kaa marin marwadaan ku dhaataay dhabaan kuu jecelee adigoon dhunkaal siin nafta ii dhaqaalee way naga dhaxaysee dhaqaalee way bebe noo dhaqaalee way naga dhaxaysee dhaqaalee waxay farxad ii dhantay markaad igu dhararsantee ma ogtay dheeligaaguba inuu yahay dhabar jabkayga hadaad dhuuni ka caagto ana dheef ma qaadan karee hadaad dholosho adigu dhankaygaa ololayaa
Queue is empty
-- / --