VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

Hibooy muuqiyo korkaaga Macbuudku siduu ka yeelay Xumaha adigaa ka maydhan Quruxna maashaa alaah dhe Axdiga meeshaan dhigayno Man iyo ubax baan ku beeri Adigu mooskaad ujeexi Mudnaantana waan ku siini Wadnaha magan baad utahay Naftana madi baad utahay Nolosha malab baad Utahay Indhaha muxubaad Utahay Miciinka hagaad utahay Hibooy dhagahaa maqlaaya Habeen dama oo madooba Codkaaga macaan xabiibi Hortayda adoon ka muuqan Inaan kala maarmi wayno Jacayl milgihiisa weeyi Nacabku dabinkuu maleegay Ha moodin inaan iswaynay
Queue is empty
-- / --