VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl been ah - Lyrics

jacayl beeniyo afka ah maxaad igu beer lushoo waxaad tahay waan bartee buskiyo beentaas ka daa waxaad tahay hawlo badan dharaarba mid baabsatoo buugbaan kaa qoray cilmiya bogiisana kugu sawiray mid aad bohosha u qadoba anigu waan kaa baxee ilmada dhaayaha ka bii ha boodine orod dhaqaaq bartaa sheekada ku goo baraha internetka ee wixii wara baahiya bulshada ugu qaybiyaa inaad tahay balanbal sida kalgacalkaad beertaybaa bukaan igu reebayoo RABAA iga badbaadiyoo bogsaday oo waan ka kacay
Queue is empty
-- / --