VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kuma rabo - Lyrics

kuguma raysane bal kaadso aduunbaa rabaasee rafiiqso ana kuma rabee rumayso ruuxda ku diidee jidayso raaskiyo gurigaad dagayso adoon hayn lama rideeyo ha waaalin ruuxdee dhagayso meel kale raxankaaga gayso caashaqa raroo iga adkayso caashaqa raroo la jeeso naa caashaqa raroo gayaankaa miciinso kuu raray awrtee kaxayso kuma raacin niyadee yaqiinso naftu kuma rabtee nasiibso reerku ma dumayee jidayso rayskiyo raaxadaad arkayso adoon rafan looma heeso ha waalin ruuxdee dhagayso
Queue is empty
-- / --