VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lugooyo - Lyrics

Dadka lama lugoyoo Lama liido aadmigaa Qof lilaahi kuu jecel Hanka lagama siibo X2 Lama wiiqo ruuxii Labtiisa kugu qoray Qofka aad laween Tahay lama geeyo Meel daran X2 Naftan liicday owgaa Lama xiiso lumiyee Qalbi kugu lamaanaa Laxow laguma dhaafe Waa laga libgaaraa X2 Qalbi kugu ladnaadoo Jaceel kaagu laasimay Lama bado dhibatiyo Lurka dunida yaalee X2 Lama wiiqo ruuxii Adi calanka kuu lula Marka uu yar liitana Naxash laguma sii Rido X2 Naftan liicday owgaa Lama xiiso lumiyee Qalbi kugu lamaanaa Laxow laguma dhaafe Waa laga libgaaraa X2
Queue is empty
-- / --