VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo - Lyrics

Muuqiyo aragaad tahoo Taraag maantaan galee ogow miyirkiyo xiskuba Aday magan kuu yihiin Wax badan ma maqnaanayee Mudada aynu kala fognahay Ruuxdana murugada ka daa Ha farin maankana fikirka Dardaaran waxaan marwooy Ku sii fari laa mar kale Aduunyada maalka yaal Masiisto naftaad sidee Mataantaydii qudhaay Intaynu nahay laba ismoog Mudnaanta ii sii iyada Masaafadu waa dhiboo Naftu ma xamili kartee Durbaba minitkaan socday Noloshu ii tahay madaw Muftaaxii qalbigaad tahee Markaad tagto xusuusihii Maqalka igu soo kaboo Fariin macaan igu labee
Queue is empty
-- / --