VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nitaaqo - Lyrics

kasha nugul hanaafayn mar hadaanad nabarkiyo ka dhayeyn nitaaqada haduu wadihii nasiibkii noloshaada faray nagi anuu naawil baan ahay sahal maaha nidarkuye haduu nuurka caashqu beri naaqus udamay nalka yaa ushidayoo niyadii la dhaawacay unasteex fali kara xiska nabar ha gaadhsiin mar hadaanad namiimiyo nacab aad ka celin karin markaan anuu naftaydii dareenkeeda nabi jiray ayaan nabad ku noolaan sahal maaha nidarkuye haduu nuurka caashaqu beri naaqus udamo nalka yaa ushidayoo niyadii la dhaawacay unasteex fali kara sahal maaha nidarkuye haduu nuurka caashaqu beri naaqus udamo nalka yaa ushidayoo niyadii la dhaawacay unasteex fali kara
Queue is empty
-- / --