VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo - Lyrics

miyaanad ahayn qalbiga qofkaan dajiyee lahayd maxaa quruxeey ku helay sawtaan kugu qoray wadnaha meel aan qayrkaa ku ool may qareenkii caashaqaay mar kale aankuu qireee qabsoo iga maqal axdiga waxaan qormo kaaga dhigay qalanjooy beerkiyo xubiga naftaad ila qaybsataad qadarin kuu haysa oo laabtaan kugu qoray adiga qudh kale u hiloobi karin miyaan si qiimo badan qayrkaa adi kaaga xulan maxaad qawadoo ku helay sootaan qormo kaaga dhigay wadnaha qaybtiisa bidix midaan ku qabooayaay qumantii aan doortayee qabyada ka ogow xubiga
Queue is empty
-- / --