VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiirada jacayl - Lyrics

nafta qiirada jacayl qofka kale u qushuucsanee xusuustu ay qaadantee ilmada u qubaysa toos markaan la qoslaaye maqan qalbigu meel kale ka jiro jacaylka qarsoodiga ah ka rayso qaskaan ku wadee hadaad qarsatay xubiga qofkii kaa xaday qalbiga dareen qirayabaa jiree quluubta meel kale ku maqan sideen u qaboojiyaa qalooc isagoon mar jirin is qoonsi dhexdeena ool hadaad ku qarwayso ruux maxaan kuu qaban karaa qorshaha hadafkaagu yahay ma kaa qalin daarayee halkuu qalbigaagu rabo si aad u qabawdo gee
Queue is empty
-- / --