VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warda - Lyrics

sidaad iigu wayntay wadnaha iigu dhigantay dadka waxaan u wariyaa inaad dumar ugu wacantay marka aan ku waayee warda aragtidaadiyo weedhaadu ii iman kalibaan walwalayaa xiisahaagu waligay laabtanuu ku waynyoo wadkiyo ILAAHAY wuxuu keeno naga wayn ayuunbaan wanaageey wacantii naftaydaay wardaay kugu iloobaa waayaha aduunkiyo waqtigaa sidiisaba labadii is waafaqee xili kala wareejiyo waagii baryaba WAYNAHAAN ka tuugaa kuwii nolol wadaagana warda inaan ahaanee
Queue is empty
-- / --