VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istar - Lyrics

Hanaan Socodka Laafyaha hagar Li'i Wax Qabashada Hindisihiyo Faalada Hal Celinta Sheekada X2 Hadaan Caano Lagu Habin aman Hoyaded Korin mahayseen Asluubtiyo edebtiyo Xishoodkee x2 Waxa kugu habona Istareey hareeraha Nugaaleed kayn Wada hareeeriya Marka roobku uu Helo oo xareedu Haradiyo hoos jiifto Geedaha x2 Hal irman sidig iyo Haleelo aad ku masha Dhalinyara hobshaysiyo Hablo kuu cayaaraan Istarey x2 Sida geel hilaac baxay Howd iyo danood helay Oo horseed u maqan Yahay higsanaaya Goor Wacan x2 Hiyigiyo naftaydii Adaa hebed ka dhigay Oo hilbahaygi saafoo Haween iiga laacee X2 Waxa kugu habona Istarey adoo xafadii Hodan jidka fooqa Hoosmara hareeri Hiisa ubaxa leh Haben ciida ay tahay Adigoo hidaha xiran Hutelkii taleex baan Hedhe kugu casuma X2 Hal irmaan sidig iyo Haleelo aad ku Masha Dhaliyara hobshaysiyo Hablo kuu ciyaaraan Istarey x2
Queue is empty
-- / --