VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamaadeey - Lyrics

jamaadey wax jacayl la moodaa intuu jilibka ii dhigay ijbaaxay anigee jirribkiyo dhibkaan qabo jinni qabe shabeel iyo aar jimicsanaayaa jeenyaha i saaree jamaalkaagu inanyahay igu noqoyay jawharad wadnahayga jiifee cilmi kii jilbahaw dhigaa hooyaa jare ii maleegoo jeegada i gooyee. jamaadeey jiilaal abaaiyo jaga laga hayaamiyo waxaan jabaqle soo maray jarmaadiyo carraababa jidka waxaan ku soo jiray hadba jimicsi iyo taah jidkaan anigu soo maray jamaalkaagu inaanyahay igu noqoye jawharad wadnahayga jiifee cilmi kii jilbahaw dhigaa jare ii maleegoo jeegadaa i gooyee. Lyrics by : Muhidin Ali
Queue is empty
-- / --