qoyskii isciseeyee calmashada kuda nool
carrutay dhaleen curadkooda dhawrtaa
kucaweeya nolo wacan

cabshada waxad taban waanku qaro celin
adna camal wanaageey cadhadii kawantow

cadceedoo inftiintiyo dhirta oo cagarlaay
caqligaa lakaashoo caashageena qamuaray
ma wax lagu ciyaaraa

cadawbaa kuhelayoo carab dalable kugu yidhi
ninka calafku kugu daray calooshaba kagoyoo
yaanu ciirsi kuu noqon

cidlay kula rabaanee caynkaa hayeelinee
cayntee jacayl kani curuugaha igaaadhay

Exit mobile version