VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxyareey - Lyrics

dhexyareey aqoontiyo jiniqaad udhalatee midabka iyo dheehaad dheertahay haweenkoo igu dhalisay cishqigee waa dhalaan ebdanoo lagu dhalay xishoodoo aan dhafin xayahee caashaga nadhexmaray kaadhuumanaysoo indhaba kusiinayn allahayoow nin dhinac amaray dhaayaha jaleecada dhugashada kuwacanaa sida dhibicda roobkoo dhulka oo abaarsaday dhoobada kamaydhaad dhaayaha uga dhigantoo waad idhaygag galisee
Queue is empty
-- / --