ciidaydii hooyoyo caradaan kukorayee
sabi iyo caruur nimo caadil igu abuuray

cilmigiyo aqoontiyo tii aancaan kuqadhay
tuu casiis idhigayee cawo iyo nasiibiyo farxad ugu caweyay

inaan caawa nolol wacan cisiyo karaamo leh aanku caano maale

ciidaydii hooyoy caradaan jeclaayey
cadaw taan ka kiciyaay uxoreeyay cududaay

tii aan ciil ugalayeey curadada ulaayay
tawxiid ka calankale cishadani kataagay
nabad ugu caweeyaay

waacaadil mahadii inaan caawa nolol wacan
cisiyo karaama leh aan ku caano maalnee

Exit mobile version