VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoyskii - Lyrics

qoyskii is ciseeyee calmashada kuwada nool caruurtay dhaleen curadkeeda dhawrtee ku caweya nolol wacan cabashada waxaa taban ku aan kuu gorow celin adna camal wanaageey\ cadhadii ka waantow cadceedoo iftiimaay dhirtoo cagaarlaay caqliga la kaashoo caashaqeena gaamuray ma wax lagu ciyaaraa cadawbaa ku helayoo carab dalab le kugu yidhi ninka calafku kugu daray calooshaba ka gooyoo yaanu ciirsi kuu noqon cidlay kula rabaane caynkaa ha yeeline caynteed jacaylkani curuuqaha i gaadhay
Queue is empty
-- / --