Heesta Anu dable - Lyrics
Anuu dablaan ahaanayaa
Naftayda waan la doodaya
Raaxada waan u diidayaa
Salina waan Soo dadaalaya
Aabe dulqaadbaan kaa raba
Hooyo ducaan kaa doonaya
Santa dalkaan u daalayaa
Dirays inaan xidhaan rabA
Cadawga daafacaan qabaa
Dagaalka wan u horseedaya