VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wagarey - Lyrics

waa nabad haada tidhi waayo waa maxa jira naftu waalidayside aawada u wiiqme cishqi laga waraabsha ayaad kala warlaadihin waxa haysta ma ogtahay wagereey hadalku weyna wacadaraale badanaa wacalee maxaa dhacay goormad waranka qaadoo gawaraabshay dhiigo ku wareemay dhuux daran ku weydiiyey adigee wakhtigaa bal iisheg warankaagu anigu waaxyaha i gooyo waabaydiisi wadnahayga gaadhe waxa ani wadkayga iga weecin mayside wax ka qabo jacaylkan adiga igu waabe adaa wabax u xiiso walwalkeed ka shubayo warka ula kacshee adigoo wax saar kale wadadu yaanay ka lumin waanan ku farayaa
Queue is empty
-- / --