1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Daymada yartaan udarandaree
Dooquna calmadaay
Telifoon dag dag ah
Dabeelaha u farayay
Maankuna dalbaday
??
Dareenada galgacal
Dulmartii naftee
Darandoorinaay
Deeqaay adaan dumar
Dumar kaa xushee
Daadihii cishqiga
Duhur taan arkee
Dadeedu ugu hadhee
Udabaaxayaa
Duufaan jacayl
Markii aan daraday
Dubaqa iyo wadnuhu
Yartii oo dugsadaay
Daauus Lamood
Qalbigaa dagtood
Dunta aan ku xeray
Deeqaay adaan dumar
Dumar kaa xushee
Daadihii cishqiga
Qoraalka heestaan
Qaar kamid ah masaxna Fadlan hadaad awooda
ina sax