Heesta Liibaan - Lyrics
Hadaad laanta jamashada
Dhaxaad lug iyo farad
lulisayn jacaylkee
Intaad leeda fuushay
?ß
Lahashada udiidee
Maantaad lixibkii
Kalgacayl liskiisii
Aad lalaabteenoo
Laamaha kululateen
Kadabaa lamaanaha
Liibaan ku hoydoo
Libin loo deeqo
Xidigoodo liicay
Labada isku dhigantee
Laabtooda xalantahay
Dar ilaah lilaahi ah
Marnaba aan lugooyada
Lurka iyo dhibaaatada
Leexleed la moodeen
Waxaa tihin libi iyo qayr
Wanaag loo la dhimayoo
Laas aan guraynoo
Ducaan idinku larayaa
Kadabaa lamaanaha
Liibaan ku hoydoo
Libin loo deeqo
Xidigoodu liicay