Heesta Hadaad hoodo leedahay - Lyrics
Hadaad hadaad
Hadaad hoodo leedahay
Ana ana ana hibo duraasaday
Hadafkaagu guur yahay
Ana hoy barwaaqo ah
Hadafkaagu guur yahay
Ana hoy barwaaqo ah
Aad hiigsan calafkaa
Aad hiigsan
Ana aan u hawl galay
Ana aan
Aad ku baaqday heelada
Aan heesta jiibiyay jiibiyay
Hirgali leedahay caashaqa
Hirgali leedahay caashaqa
Hirgali leedahay caashaqa
Hirgali leedahay caashaqa
Aniguna hoogaan qabad
Aniguna hoogaan qabad
Aniguna hoogaan qabad
2×
Hawraarsan gacaleey
Jacayl hagar la,aaniyo
Calafbaa ina hagayee
Jidka jidka nagu hagaajinee
Jidka jidka nagu hagaajinee
2×
Hadaad hadaad
Hadaad tusaaleyn
Ama amaa ama hayb timaamtii
Haaneedshay ereyada
Waxa tahay horsedkii
Haaneedshay ereyada
Waxa tahay horsedkii
Xilo lagu hirtaa iyo
Xilo lagu
Duco iyo hibaa tahay
Duco iyo
Waxa tahay horsedkii
Ayaan naanu galay
Uu galaayoo
Hilinkeeda qaadoo
Hilinkeeda qaadoo
Hilinkeeda qaadoo
Hilinkeeda qaadoo
Waxa tahay horyaalkii
Waxa tahay horyaalkii
Waxa tahay horyaalkii
Waxa tahay horyaalkii
2×
Hawraarsan gacaleey
Jacayl hagar la,aaniyo
Calafbaa ina hagayee
Jidka jidka nagu hagaajinee
Jidka jidka nagu hagaajinee
2×