Arladaba dhamaan
Inantaan xushee
Ehel uga tageen
Awgeed u go,ay

Erayada cishqiga eegmada kalgacal
Erayada cishqiga eegmada kalgacal
Iyada i bartoon ifka ugu jeclee
Iyada i bartoon ifka ugu jeclee
Ii daa aalahayow

Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu
Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee

Aynigeeda hablaheena ugub
Asaageed ka roon
Taan ka aaminaay

Ubaxiyo makay laab oomaniyo
Ubaxiyo makay laab oomaniyo
Ishu daawatiyo ooridayda wacan
Ishu daawatiyo ooridayda wacan
Ii daa alahayoow

Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu
Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee

Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Ku il doogsadiyo ma istarbaayee

Exit mobile version