Jaahaaga inanyahay
Markii aan jalleecaba
Jiriirico jiriiirico i qabataa

Jaahaaga inanyahay
Markii aan jalleecaba
Jiriirico jiriiirico i qabataa

Dhankaad iga jirtabaa
Sii jalleecayaayoo

Naftuu huunnoooy
jiiifba diiddeee
Naftu jiif
Naftu jiifba diiddee

Ila joog
Ii jiir nax
Ila joog
Ha iga jeesan
Ila joog
Ii jiirnax jamiiladaan
Jeclaayeeeeey

Jawhariddii adduunkiyo
Ifka quruxdii joogtaay
Sowtii soowtiii
Jacaylkiiiii
Jiiitayee naftayee

Dadka dhammaanba jihadood
Jirjirkaba jirjirkaba
Jirjirkaba miyaan dhigay
Jirjirkaba jirjirkaba
Jirjirkaba miyaan dhigay

Ila joog
Ii jiirnax
Ila joog
Ha iga jeesan
Ila joog
Ii jiir nax
Jamiiladaan jeclaayeey

Exit mobile version