VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miraale - Lyrics

Miraale rooboow Mulugtii ku hooroow Miraale rooboow Mulugtii ku hooroow Maanka iyo xareedii Xooluhu muquurteen Maanka iyo xareedii Xooluhu muquurteen Muliyahay seesay Muliyahay seesay Sidii laba mataan Waxaan kugu mataalaa Ubax u magoolee 2× Maanka caashaqleeyaay Maanku ku beermaa Maanka caashaqleeyaay Maanku ku beermaa Maydhax gaara weeyoo Madhashada ku fiicnayn Madhasha madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn Madhasha madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn Marwo weeye qaaliyoo Dumar way u madantahoo Marwo weeye qaaliyoo Dumar way u madantahoo Maalintay kulanaa Maankayga deeqdoo Maalintay kulanaa Maankayga deeqdoo Muxibaad i galisee Muxibaad i galisee Adna dahab la moodyeey Mililicada daraadaa Muhashaan dayaysnahay 2× Maanka caashaqleeyaay Maanku ku beermaa Maanka caashaqleeyaay Maanku ku beermaa Maydhax gaara weeyoo Madhashada ku fiicnayn Madhasha madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn Madhasha madhashada ku fiicnayn Madhashada ku fiicnayn
Queue is empty
-- / --