VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmad - Lyrics

Lucub lulataa oo laydhu ah ruxdoo Lucub lulataa oo laydhu ah ruxdoo Raanday dambiyo rug ma goosi wacan Raanday dambiyo rug ma goosi wacan Oo aar ridiyo Araar loo koriyo Ishuu Soo riday isla raacisee Oo aar ridiyo Araar loo koriyo Ishuu Soo riday isla raacisee Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan Lama raamsadeem Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan Lama raamsadeem Kama raysan karo hadalkuba runtee Kama raysan karo hadalkuba runtee Naftu kuuma naftu kuuma rabtee Iska raali noqo 2x Simaba ridna oo dumar wey is rogaan Simaba ridna oo dumar wey is rogaan Hadii inan ragoow aad rumaysantihiin Hadii inan ragoow aad rumaysantihiin Ha u rixiininaan ra'yiga aan qabo Reer ila yagleel kugu raacayee Ha u rixiininaan ra'yiga aan qabo Reer ila yagleel kugu raacayee Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan Lama raamsadeem Risiqaan ileyn u qoryay Raxmaan Lama raamsadeem Kama raysan karo hadalkuba runtee Kama raysan karo hadalkuba runtee Naftu kuuma naftu kuuma rabtee Iska raali noqo 2x
Queue is empty
-- / --