Heesta Buulo burtii - Lyrics
Dhulkoo wada barwaaqa
Bisha shan iyo tobanaa
Soo maan baxinoon
baabuur raacin
Waxuu ila busleyaba
Anigoo bistee ah
Baladaan la yaabo
Caanaha sidii biyo
Habluhu ay buuxaan
Bartankeeda meeshaan
Dhulka bahalo daystoo
buubaayo maan arag
Markii aan bacleelaba
ilin wada birqeeso
Barbaar joogto maan tagin
Raggu waa wax baasoo
Damac lagu daliilo
Been kuma dariirinee
Bidhaan arag tideediyo
Soo lama basaasinoo
Jacayl ila bilaabinoo
???
??
Bogga iga taalo
waan kula soo baraarugay
Been kuma hadlaayee
Barni waxay ku nooshahay
Meel gola baraaroo
aan baas lahayn
Badaw laga ilaalshoo
Nabadu ay ku badantahay
Hadaad been la socod tahay
Cidi aadan ka baqaneen
Halis wayo jacalka
Kii Cilmi dilay
Boodharina boqlaha jaray
Banaan igama helinoo
Baadil igu ma maaginoo
Badweeno ilama tagin way
???
Waa midaan ubagayoo
Buulo burta joogtiyo
??
Laga dhiibay
Qoraalka heesta masaxna mana dhameestirna
Fadlan hadii aad awoodo ina sax