Heesta Darmaan - Lyrics
Dantoo iga reebto ma ahee
Nasiibkoo idiido mooyee
Dadaalka yareesan maayee
Darmaan noolahu dhan doonayn
Hadana mid qura ka weesaaye
Nin baa dahab lumay is yiri doono
Qurux Jawi iyo macaan
Dareen noolahu kaa ??
La'aantaa la doodi maaye
Darmaan noolahu dhan doonayn
Hadana mid qura ka weesaaye
Nin baa dahab lumay is yiri doono