VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumaashi - Lyrics

Caku dumarka qaarkii Meherkaa ma celiyoo Ileen nin caruus ah Iyo cidi kama xishoodaan Bal midaan cisaayee Camal iyo dabeel iyo Ceesh aan wadaagnaa Cawa bariiskii la cabeen karayaa Waa yaab cajaaib ah Marna waa cibaaree Codka aad ileedahayiyo Codsig aaga diidayee Is canaano meel joog dumaashiyee Calooshaada celiyeee Cawku dumarka qaarkii Caadada ma dhoowraan ileen cadaabta aaqiro iyo Rabbiba kama cabsoodaan Cimrigay intaan jiray Cindigayga maan galin Inaad icalmaneeso Ceen kalaad uhadashiyo Carabkaaga fududaa /Culusaa Waa yaab cajaaib ah Marna waa cibaaree Codka aad ileedahayiyo Codsig aaga diidayee Is canaano meel joog dumaashiyee Calooshaada celiyeee
Queue is empty
-- / --