VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hooyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Daahir Gacamey
Hooyo

Ha iilan hooyoy ha ilanin hooyoy hana nafobin hooyoy 2x
Adhaxdiyo oofahaygay aqoontiyo aragtideyday ti lagu aaminay nafteyday ha naafobin hooyoy2x
Aqoontiy aqoontiyo aduunkay nolosha ayaheday 2x
Cida lagu arooray ha nafobin hooyoy aayadaha quraankiyo aaminta ducadiyo eeban ku baryaya ha nafobin hooyoy 2x
Ayan waliba tilman lehe marna anigu kama ilawene 2x
Uurka ku qadistadi oogada hooyo ku xambaristadi2x
Abaabintiyo indhagi macana hawshadi kolaytahay eedanki kusomarayba wan ku ogsono kama abal gudi karaye ha iilan hooyoy eedo dulqad male hooyoy eedo daren male hooyoy haygu haleynin hooyoy 2x
Adhaxdiyo oofahagay dhabarkiyo fedhagay ti lagu abuuray nafteyday hanaafobin hooyoy aqoontiyo aqoonti aduunkay nolosha aayeheday 2x
Midi laygu abuuray ha nafobin hooyoy ayadaha qurankiyo aaminta ducadiyo eeban ku baryaaya ha nafobin hooyoy 2x
Ayaan waliba tilman lehee marna anigu ku ilaween 2x
Uurka ku qadistaadi oogada hooyo ku xambaristade 2x
Abaabintiyo indhagi macana hawshadi koley tahay eedanki ku somarayba wan ku ogsonaho kuma abal gudaye ha iilan hooyoy

codkii Daahir Gacamey