VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halboowlaha - Lyrics

halbawlaha iyo beerka hanaqaygiyo maanka waa u hooyo hurudaayoo hadhsataaye halkay joogtaan haybiyaayo u hanqaarmee ma halmaamee haybadeedaa Ii hilaacdee maxaa iga haysta u habsaamay yartii aan u heesayay hamhamteeda aduunyo hirka muuqda dushayda ii hiraayoo hurudaayo hadhsataayoo hamigeeda I hoogansho hiyigu raacoo hadba geesbaan u helaayoo haabanw waaye maxaa iga haysta u habsaamay yartii aan u heesayay
Queue is empty
-- / --