VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hijaab queen - Lyrics

abaayo xijaabka qaado hana xaydiin daraftaada xubnahaaga quruxdooda xaasidiintiyo cadowgaaga ka xafido indhahooga you are my xijaab queen anaa kugu xushay xijaabka anaa kugu jecel xijaabka kufaan ku xaragoo xijaabka abaayo xishoodka kaasho hana xoorin dhaqankaaga ha xumaynin sharaftaada sii xooji wanaagaaga ku xidhnow xubigaaga xaawaleyda dhamaantood adaa ugu shidan xayaati ku faan ku xaragoo xijaabka
Queue is empty
-- / --