VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismahaan - Lyrics

Aayihii naftaydaay Garashiyo aqooniyo Aqli iyo asluuba ALLAA ku dhameeyoo Aynigaa ku dhaaftay Aduunyadan dhamaantees Inta dumar dhex joogtana Adaan kaa doortayoo Waliba kaa aaminoo Aadbaan kuu jeclahay Sidaad aayaheeniyo Danta ugu arimisaan Ana kuu ilaashaa Ismahaaneey macaney ogsoonow Ifka intaan ku noolahay Abaalkaaga waligay ma iloowi doono Ismahaan abaayooy Amaan waxa istaahila Aabihii ku dhalay iyo Hooyadii ku ababisay ALLE kaama qaadee Runtii ani waxaan rabaa Aqal inaan kula galo Ooridayda noqota oo Waliba ubad ii dhashoo. Aadbaan kuu jeclahay
Queue is empty
-- / --