VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kamilo - Lyrics

Kaalayoo ii kaalayee Kaamilaay ii kaalayee Korkaagan macaaniyo Kashkiyo laabta isaar Magacaygu kaafi weeye Kismaayaan ka imidoo Nin kaftama ma ahi Luuqaddeena kuma hadlo Kaamilooy la'aantaa Ka qaboo adduunka Kalgacaylkan ila qabo Kaala ii imoow Kali iima rooonee Kaftankaagaan doonayaayee Kaala ila dheel Kurbadaan ihaysana Kaala iga gooy Kaalayoo ii kaalayee Kaamilooy ii kaalayee Korkaagan macaaniyo Kashkiyo laabta igu qabo Kaamilooy abaayo Dunidaan haweenkii Adaan kaa arkoodoo Adaan kaa jeclaadee Adaan kaala soo baxoo Adaan kuu kifaaxee Kalgacaylkan ila qabo Kaalayoo ii kaalayee Kaamilooy ii kaalayee Korkaagan macaaniyo Kashkiyo laabta igu qabo Adduunkan dhammaan 21 kow sano Waxaan ku noolaaba Dhowrsano kullaafyood Midaan adi kula simo Weligeey kumaan arag Kaamilooy abaayo Ragiyo dumar Waa la isu abuureee Calaf ha igu kaasimo Haddii aan kuwaayo Bukan baan ahayee Kadeedka kalgacalka Kashiyo lafaha igu qabo Kaalayoo ii kaalayee Kaamilooy ii kaalayee Korkaagan macaaniyo Kashkiyo laabta igu qabo Kaamilooy abaayo Kuligood haweenka Adaan kaala soo baxay Kaligaaga mooyee Ruux kale dooni mooyee Kuniyo kow jeer adigaan kujeclehee Kibirka igaddaaa Kaalayoo ii kaalayee Kaamilooy ii kaalayee Korkaagan macaaniyo Kashkiyo laabta igu qabo Kaalay ila dheel Kaala ii imoow Kaligeey ma roonee Kaalay iii imoow Kulankaagaan dooonayaaye Kaala ila dheel
Queue is empty
-- / --