VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad - Lyrics

Gaduudiyo ??????????? Gaddiisaaa galkaa lagudboontahoo garashiyo hankaad gobaad dheertahoo idilkood gabdhuhu kugu gaarahayn Gacmo dheefsaniyo Garaaraha galay Dareenkay gudbin Sow waxa godlee Laabtayda gubay Inuu yahay sow ma garan Gacalooy jacaylkan Guudmaray dhanki Naftaad gelisayoo Gilgishayee qalpiga Ha go'doomin adaan gayaan kaa xigsadayee Timaha garabkiyo dhexda godaniyo Gaari dhabarkaa Dareen ii gashoo Inuu gacalooy Guulle kaa dhigay Geenyo uguboo Qoorto geri tahay Kuuna garawsani Oona garawsani Gaari camaliyo Dhaqan goobanoo Garaar faaxanoo Guur u qalantaa Ku garowsaniyee Gacalooy jacaylkan Guudmaray dhanki Naftaad gelisayoo Gilgishayee qalpiga Ha go'doomin adaan gayaan kaa xigsadayee
Queue is empty
-- / --