VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Markaan jiray 12 - Lyrics

markaan jiray labiyo toban jacaylkaan laasinaa lubiga wali haysta oo ku wayn lahashadu qalbiga ma lado laylkii hurdada dabaa luray oo jidhkiyo laftaba luunbaa ka shida wadnaha leebaa hadhsaday yartii laacdoo naftaa kalsooni laalaabataa dhamaan laamaha is jecel labeen ugu dhaashinaa dareenkan igu lismiyo jacaylka lilaahida anaa daba luudayoo la liicaya hadimadee anoo helin layla iyo midii laafyahay wacnayd laxaadkayguna calmaday inaan liqo ha iga sugin
Queue is empty
-- / --