VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rayn rayn - Lyrics

ratiga lagu xidhay ratiga ratigaan kor u hayaa rabaa ina siiyay ubad adiga kaa raacay dhaqan quruxna ramas soo bixiyo rucubta midhahaa tahee waxaad tahay roob la dhaca indhaha raaxaad u tahay rafiiqna xiskaad u tahay naftaa ku rabtee miyaa mid kale kaa raacayaa runbaan xubi kuu jeclahay oo rajaan xubi kaa qabaa raxmada qalbigaad tahee rayn rayn ifka iigu waar waxaan rabi kugu galadin rucliyo orod laguma helo raguna guul ma hantiyee hadaan riixaynin dumar naftaa kugu raysatoo rasmaan adi kuugu dagay marwaa tahay raaliyo ah reerkeena seesbaad u tahay qalbigu tuu raadiyaay hadaan kaa jiro rug dheer riyaan kugu weheshadaa
Queue is empty
-- / --